|
|
![]() |
|||||||
|
SOMALI Haddii aad dhawaan waddanka timi waxa laga yaabaa inaad u baahato caawimo iyo talo mutakhasis ah. Connexions waa adeeg talabixin ah oo loogu talagalay dadka dhallinyarada ah ee da’doodu u dhaxayso 13 illaa 19. Talabixiyaha Connexions ee ku qaabilsan ayaa kaala talin doona waxbarashada, tababarka iyo wixii ah arrimo kale ee ku khuseeya. Waxaad la taliyahaaga shakhsiga ah kala xidhiidhi kartaa dugsiga ama kulliyadda haddii aad arday tahay, ama waxaad kala xidhiidhi kartaa xarunta connexions ee Harrow ama Wembley. Haddii ay dhib kugu tahay inaad ingiriisida ku hadasho, la taliyahaaga shakhsiga ah ayaa kuu diyaarin kara turjubaan kuu afce cszzsliya. home | plan | study | work | help | email enquiries | telephone help line © Lifetime Careers Brent and Harrow Ltd 2001 |
|
||||||